ERGEYGA GAARKA AH EE QARAMADA MIDOOBAY CATRIONA LAING AYAA DHAMAYSATAY WAAJIBAADKEEDA XILEED
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa soo gebagebeynaysa hawsheeda bisha Maajo. “Waxaan kalsooni buuxda ku qabaa in Soomaaliya ay guuleysan doonto isla markaana Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, oo ay wehliyaan … Continued