DOOD CUSUB IYO DAWLADNIMADA DALKEENNA
W.Q. Cabdicasiis Maxamuud Macallin 1960kii ayaa Soomaalida la yiri ismaamula, dawladdii ugu horraysey ayaa la kala tuurtay. Somaliland oo in laba gobol oo midoobey awoodda lagu qaybsado doonaysey waa laga diidey. 9 sano oo dimuqraadiyad iskadhaafe is riixriix qabyaaladaysan ahaa … Continued